Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay Beer-Xaanno

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Al Shabaab ayaa ka goordhay ka dhacay deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne. Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa billoowday kaddib markii ciidanka dowladda iyo kuwa Dib-u-xoreynta deegaanku weerar ku qaadeen goob la sheegay in Al … Continue reading Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay Beer-Xaanno